waxa uuddhacaa marka heerka sonkorta dhiigga qofka ay aad usareyso sababto ah jirka oo aan sisax ah uisticmali karin ama aan so sarikarin hormonka (unslinta) sababaha keena waxay uqaybsamaan nooca,1aad (type1): waxaa kena,habdifaaca jirka oo si khaldan uweerara,unugyada sosara (insulinta) ee kujira xametida (pancreas):tani waxay keentaa in uu jirku usan sosarin,wax (insulin):ah nooca,2aad,(type2): waa noca ugu badan ,waxaana keena jirka oo aad uadkaysta (insulin):(resistace);ama beer yaraha oo aan so sarin(insulin);kufi linayn waxyabaha kahkeb qata waxaa kamid ah qaab nolalaydka, sida misanka xad dhaafka ah (cayilka) iyo jimicsi la la aanta ,hidaraaca.hadii ay jiraan xubno qoyska kamid ah ooqaba xanuuka xanuunka( macaanka uurka waxa uu kudhacaa hawenka qaarkood xiliga uurka.marka.jirku uusan daboolikarin baahida dheriga ah ee(insulin); sidoo kale.cuntoyinka qaniga kuah sonkorta iyo (korbohaydka)ee aan cafimaadka qabin waxay kor uqadaann halista oo qofku ugu jiro xanuunkaanka
0 Comments